Xarunta la Dagaalanka Ayaxa Soomaaliya oo Xariga laga jaray (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya oo laga hirgeliyay Qardho. Madaxweynaha ayaa boggaadiyay dadaalka iyo shaqada wanaagsan ee ay wadajir u qabteen Wasaaraddaha arrimaha Beeraha iyo Deegaanka ee heer Federaal iyo heer Puntland iyo Hay’adda FOA, taasi … Continue reading Xarunta la Dagaalanka Ayaxa Soomaaliya oo Xariga laga jaray (Sawirro)